U tartan Dugsiga ugu fiican oo ku guuleyso Abaalmarin dhan $1500

Waxaan bilaabeynaa, 1/8/2025, diiwaangelinta Dugsiyada doonaya in ay ka qeyb qaataan tartanka codeynta dugsiga ugu Fiican Soomaaliya inshaa Allaah.

Tartanka waxa uu socon doonaa muddo Sedex bilood ah. Waxaaana tartanka ka qeyb geli doona kudhawaad 100 School oo keliya oo ka kala Iman doonaa guud ahaan Gobolada dalka oo dhan.

Guuleystaha 1aad waxa uu heli doonaa lacaga dhan #1500.00 $. Guuleystaha 2aad waxa uu heli doonaa #1000.00 $, Halka Guuleystaha 3aad-na uu helibdoono #500.00 $ Inshaa Allaah.

Waxaa intaas dheer, 3da School ee Guuleysta, waxa ay kala heli doonaan bilado kala Gold, Silver iyo Bronze.

Waxaan dhigi doona xaflad weyn oo lagu abaal marinayo Dugsiyada Guuleysta. Inshaa Allaah.

Banaadir, Opposite Kalkaal Hospital,
3rd Floor, LC WAKIKI,

WhatsApp 61 0144437
Somali Education Solutions & Directory
#SchoolVoteWinner #TartankaGuuleystayaasha
#RegistrationOpensAugust2025