Dugsi H/Dhexe / Sare in Mogadishu

+252 612284646

Yaaqshiid/ceymiska (agagaarka) dabaq madoobe

07:00 to 17:00

DUGSIGA HOOSE, DHEXE & SARE EE CILMI-KAAB

Warbixin Ku Saabsan Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee CILMI-KAAB

Goobta: Degmada Yaaqshiid, Xaafadda Ceymis-ka (Gadaasha Dabaq Madoobe), Gobolka

Banaadir, Muqdisho.

Hordhac:

Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee CILMI-KAAB waa goob waxbarasho oo casri ah, lehna

hanaan dhismeed iyo hab baris tayo sare leh. Iskuulkan waxa uu ku yaalla degmada

Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadda Ceymis-ka, qeybta gadaal ee Dabaq

Madoobe agagaarkiisa.

Waxbarashada La Bixiyo:

CILMI-KAAB wuxuu bixiyaa waxbarashada heerarka kala duwan ee dugsiyada oo ay ka mid

yihiin:

 Dugsiga Hoose

 Dugsiga Dhexe

 Dugsiga Sare

Sidoo kale, iskuulku wuxuu ardayda siiya waxbarasho dhammeystiran maalmaha Khamiista

iyo Jimcaha, taasoo la mid ah tan la siiyo maalmaha kale ee shaqada, si kor loogu qaado

heerka fahamka iyo tayada aqoonta ardayda.

Macallimiinta:

Dugsigu wuxuu leeyahay macallimiin khibrad sare u leh maadooyinka ay dhigaan, kuwaas oo

si xirfadeysan u baraya ardayda si ay ugu diyaar garoobaan imtixaanada heer qaran iyo heer

caalami ah.

Hawlaha Dugsiga:

Sannad kasta, CILMI-KAAB wuxuu qabtaa:

 Tartan aqooneed u dhexeeya fasallada kala duwan

 Tartanka kubadda cagta ee ardayda

 Tababarro casri ah oo loo qabto macallimiinta

 Horumarin joogto ah oo ku aaddan waxbarashada iyo hab barista

Himilada Iskuulka:

Inuu noqdo meel waxbarasho oo tusaale u ah tayada, hal-abuurka iyo akhlaaqda wanaagsan

ee ardayda Soomaaliyeed, una diyaariya hoggaan mustaqbalka leh.

+252 61 3728080

Main Center, Hodan, Km4-Taleeh-Abdikasim, Mogadishu,Somalia

School Introduction

[School Name] Halkaan waxaan uga baahanay hordhac iyo taariikh ku saabsan dugsiga


Mission

our mission is to provide a nurturing and intellectually stimulating environment where students develop academic excellence, critical thinking, and strong moral values. Through innovative teaching methods, personalized learning, and a commitment to holistic development, we empower students to become confident, compassionate, and responsible leaders who contribute positively to society.g.

Vision

Our vision is to be a transformative educational institution that inspires lifelong learning, creativity, and global citizenship. We strive to cultivate a dynamic community where every student achieves their full potential, embraces challenges with resilience, and becomes a forward-thinking innovator in an ever-evolving world.


Classes & Programs

We offer a well-structured curriculum with the following divisions:

  • Pre-School (Playgroup, Nursery, Kindergarten)

  • Primary School (Grades 1-5)

  • Middle School (Grades 6-8)

  • High School (Grades 9-12)

  • Special Programs: STEM, Arts, Sports, Language Clubs


Our Teachers

Our faculty consists of highly qualified and experienced educators dedicated to student success. Teachers undergo regular training to incorporate modern teaching methodologies.

Name Qualification Subject/Department Experience
Macallin Axmed Master Education Mathematics 40+ years
Aisha Abdikadir Bachelor in Education English 25+ years
Muzamil Galleyr M.Sc, B.Ed Science 10+ years

Graduation

Classes 1st Gr 2nd Gra
Class Eight (8) 2021 2022 2024
Class Form Four 2021 2022 2024